test tube
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
test tube
(n) a clear glass tube usually open at one end and rounded at the other, used in laboratory experiments.
walax yar oo lagu isticmaalo shaybaarada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
test tube
/test-tyuub/ (n) dhululubo- dhalo ah, oo lugu tijaabiyo kiimikada, laabka ama shaybaarka gudihiisa.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Test tube
Dhuunta tijaabada
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhuun hubsasho
n. phr. test-tube
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
in vitro
(adj) within a glass; observable in a test tube; in an artificial environment.
muraayad dhexdeeda lagu abuuro ilmo
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhuun_hubsasho
de: test-tube
lx: dhuun hubsasho
ps: np
key: dhuun_hubsasho
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Steve Tube
Dhuun shaandho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
destitute
/dhestatiyut/ (adj) 1. diihaalsan (baahi iyo rafaad qaba) (adj) 2. la'aansho (aan waxba ka haysan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Destitute
Cayr
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
destitute
a., nin la nacay.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Germ tube
Dhuun jinsi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
testicule
testicule, n.m. - xiniin
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Rectal Tube
Dhuunmaroor
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
restituire
v.tr. dib u celin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
test strip
(n) a piece of paper used to determine the acidity of a liquid, or the sugar content of blood.
xaashi lagu fiiriyo aysiidha ama sonkorta
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Gastric tube
Dhunrealooleed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
estate
/isteyt/ (n) 1. dhul-ballaaran, siiba qof ama urur leeyahay (n) 2. hantida qofka, siiba midda laga dhaxlo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
estate
s.f. - xilliga kuleelaha (Juun - Sebtember).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
statue
/staajuu/ (n) taallo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
statue
statue, n.f. - sanam; taalo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gesture
/jesjar/ (v) 1. dhaq-dhaqaajinta jirka ama gacmaha, si ra'yi ama dareen loo muujiyo (n) 2. fal muujinaya dareenka qofka. e.g. I invited him to dinner as a gesture of friendship.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lettuce
/letis/ (n) ansalaato, salar.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Lettuce
Ansalaato, salar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stature
/staajar/ (n) 1. joogga qofka (n) 2. sumcadda iyo sharafta qofka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stature
stature, n.f. - joogga qofka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
statute
/staajuut/ (n) qaanuun-qoran (xeer-degan, sida dastuurka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
texture
/teksjar/ (n) dareenka taabasho ee shay leeyahay (sida sulubnimada, jileeca, qallayfka iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
texture
texture, n.f. - samayska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
teinture
teinture, n.f. - midab; rinji
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
test (v)
jarawaal
tijaabin
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
testicle
(n) a testis.
xiniinyaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
testicle
/testikal/ (n) xiniin (xiniinyaha labka middood).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
testicle
n., xiniin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
béatitude
béatitude, n.f. - aad u faraxsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certitude
/sertitiyud/ (n) hubaal; yiqiin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
désuétude
désuétude, n.f. - aan isticmaal dambe lahayn; aan dib loo isticmaalin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
institute
/inistatyuut/ (n) 1. machad ama urur bulsho oo ujeeddo gaar ah leh (badanaa waxbarasho ama baaris cilmiyeed). e.g. British Columbia Institute of Technology (v) 2. bilaabid ama hirgelin wax cusub.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rectitude
/rektatuud/ (n) aaminimo (dabeecad toosni).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rectitude
rectitude, n.f. - aaminimo; dabeecad fiican
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
rectitude
n., hagaag, -gi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restituer
restituer, v. - soo celin (sida waa la soo celiyey alaabti la xaday); soo noqosho; soo noqod
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tentative
/tentativ/ tentatively; (adj) 1. aan go'nayn (aan sugnayn, aan la goyn) (adj) 2. taxadar leh (feejignaan ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tentative
tentative, n.f. - isku dayidda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tessitura
s.f. - miiqid (-da), falkin (-ta).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
testateur
testateur, n.m. - qofka dardaarma dabadeedna dhinta
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
testimone
s.m. - markhaati, marag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vestibule
/vestabyuul/ (n) dhismaha hore ee irridka.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Camera tube
Dhuun kamaro
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
guest house
/gest haws/ (n) guriga-martida.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
investiture
investiture, n.f. - magacaabid.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Truth table
Tuse-rumeed